Tuulada Badda ku Dhex Taalla

0
457

Arrin aan hore loo arag ayaa dhowaan la ogaaday, taasi oo noqota yaab ka dib markii la helay tuulo ku taal biyaha badda dhexdeeda. Goobtaasi ayaa ka fog berriga dalka Malaysiya. Dadka tuuladan ku nool ayaa ah dad qaxootiya, iyadoo ay arintan ku keliftay ka dib markii dawladda Malaysiya u diiday inay dalkeeda cagaha soo dhigaaan. Dadkan ayaa badda dhexdeeda iska degay kana dhistay cariishiyo.
.
 

Leave a Reply