Si Aan Loo Xidhin Ayuu Carabkiisa Gooyay

0
398

Nin China u dhashay oo tuug ah laguna magacaabi jiray Crook Wei Su ayaa gabadh kala cararay shandad ay sidatay iyadoo maraysay suuqa dhexdiisa. Laakiin markiiba waxa daba carary laba dhalinyaro ah oo soo qabtay kuwaasi oo garaacay. Waxa uu ku qalinayay ma doonayo in la ii geeyo jeelka mar labaad.   Ninkan tuuga ah ayaa carabkiisa calaaliyay oo ilaa uu dhiig badani ka yimi, iyadoo muddo yar ka dibna goobtii uu ku dhintay isagoo dhiig baxay.  Qof goob joog ahaa ayaa sheegay inuu isku deyay inu baxsado laakiin ay markiiba qabteen isagoo ku qaylinaya ma doonayo mar labaad jeelka.  Dhiig ayaa afkiisa ka yimi waana uu dhintay. Markii ay Booliisku goobta soo gaadheen waxay la kulmeen ninkii oo dhintay. ( Irm).

Leave a Reply