Aqoon Guud Yaa Curiyay Saacadda wakhtiga sheegta?

0
479

Saacadda wakhtiga sheegta ee wakhtigan kumay bilaabin maalin iyo habeen keliya. Waxay ka curatay tijaabooyin is daba socday oo ilaa wakhti fog ah. Masaaridii hore waxay adeegsan jireen calaamado qiyaas  hadhka iyo cadceeda ah, ka dibna waxay curiyeen saacadda biyaha ay gudaheeda ku jiraan. Saacadda Makaanikada ah ee wakhtigan waxay soo shaac baxday qarnigii 13 aad ee Miilaadiga. Shiinaha ayaa sheega in nin lagu magcaabo SowSang uu curiyay saacadda sanadkii 1092. Waa mid aan la isku waafaqsanayn, laakiin badhkood ayaa leh saacaddu waxay jirtay wakhti ka horeeyay 7000 sano dhalashadii Ciise (cs).

Leave a Reply