AQOON GUUD Sidee Magac loogu bixiyaa Meheradaha Cusub?

0
803

Arintani waxay ku xidhan tahay nooca meheradda la furayo , laakiin waxa jira talooyin guud oo la isku waafaqasan yahay kana mid yihiin :
-Waa in magacu uu noqdo mid si fudud loo akhriyi karo loona qori karo.
– Inuu noqdo mid si dhib yar loo xusuusan karo. Inuu noqdo mid maskaxda  dadka raad sawir ah ku reeba.  Tusaale ahaan haddii meheradda lagu magacaabo Webi waa in sawirka webiga ku yaalla.Waana inuu xidhiidh la leeyahay nooca shaqada meheraddu qabanayso. In aan loo bixin erayada dareenka xun sida dhismaha madaw, ama magacyada saadaasha xun sida dhicis iwm.

Leave a Reply