Dawlada Shiinaha Oo Ilaa 50 Bilyan Oo Maalgalin Ah U Samaynaysa Barazil

0
446

Brazil ayaa ka mid ah dalalka uu dhaqaalahoodu sida xawliga ah u kordhaayo sannadihii ugu danbeeyay. Dawlada Shiinaha ayaa qorsheynaysa in ay qiyaastii 50 bilyan oo dollar ay dalka  Brazil kaga caawiso maalgalinta mashaariicda kaabayaasha dhaqaalaha ee dalkaasi.
Ilo rasmi ah oo ka soo baxay dawlada Shiinaha ayaa la xaqiijiyay in mashaariicda aya dawlada Shiinuhu maalgalinayso ay ka mid yihiin maalgelinta shirkad ay wada leeyihiin  oo soo saari doonta  birta, laga keeno Shiinaha xilligan ee Brazil oo iib geeyo.

Leave a Reply