Shaqaalaha Shaqada Ku Dhex Seexda Oo Lacago Dheerad Ah La Siiyo

0
535

Qorshaha maamulka shirkadaha ayaa ah in shaqaalaha lagu siiyo mushaharka hadba sida ay u shaqaystaan. Laakiin Japan sidaasi way ka duwan tahay. Haddii Maamulaha shirkadu ku soo maro adiga oo shaqada ku jira oo seexday oo aan xataa ku toosayn qaylada , waxa uu ku siinayaa mushqaayad dheeraad ah.
Waxaana tani ay muujinaysaa ayay leeyihiin inuu shaqo badan qabtay oo uu shaqadii ku daallay, marka uu toosana uu si firfircoon u wadanayo shaqadiisa. Hurdadan ayay ku magacaabaan “inemuri” oo la mid ah Qayluula , waana nasasho gaaban.

Leave a Reply