Maxaa laga sameeyaa Lacagta Qadaadiicda ah iyo Tan Noodhka ah?

0
1280

Lacagta qadaadiicda ah dalal badan oo caalamka ah ayaa ka samaysta naxaasta iyagoo kuwo kale ka sameeya maadda Zinc, Copper. Welina waxa jira dalal ka samaysta Aluminium-ka, birta iyo xataa weli qaar isticmaala dahabka.
Waxyaabaha asaasiga ah ee laga sameeyo lacagta noodhka ah (warqadda ) ayaa ah suufka wanaagsan sida dalalku u badan yihiin kaasi oo cimri dheer, isla markaana adag, waxaana lagu daraa maadooyin kale iyo dhogor ama harag. Waxaana dal kasta ilaashadaa qiimaha lacagtiisa tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii lacagta ee dunida sanadkii 1945.

Leave a Reply