Nolosha Labada Nidaam Hantigoosadka iyo Hantiwadaagga?

0
410

Farqiga u dhexeeya labada nidaam ayaa ah nidaamka hantiwadaaga dadka ayaa suga Roodhida, waxaana gacanta ugu haysa xukuumadda oo u qaybisa. Hantigoosadkana Roodhida ayaa sugta dadka , waxaana iibsada qofkii awood u yeesha.
Lacagtii noodhka ahayd ee dalka Maraykanku daabaco uguna badnayd waxa la daabacay sanadkii 1934. Lacagtan ayaa dhamayd 100 kun doller waxaana loo adeegsaday in kayd ahaan loo dhigo Baananka Dawladda, weligeedna lacagtaasi may gelin gacmaha dadweynaha.
Tan iyo sanadkii 2008 Ameericaanka ayaa ugu deeqay khasnadda dawaladda (Maaliyadda) lacag dhan Us 1.9.1 Million si ay ugu bixiso daynta qaranka Maraykanka. Nidaamka Islaamkana waxa uu kaga wanaagsan oo uu kaga horeeya isagoo dhiirigeliyay sadaqada iyo waajibaadka sekeda oo ah mid ay bixinayaan hantiilayaashu lana siinayo sideed kooxood oo Allah u qooondeeyay. Ganacsiga ku dhisan hantigoosadkuna waa mid aan naxariis lahayn.

Leave a Reply