Amiir Charles oo la Kulmay Hoggaamiyaha Sinn Féin

0
384

Amiir  Charles ayaa la kulmay hoggaamiyaha  ururka  Sinn Féin, Gerry Adams  lugtii u horeysay ee socdaal afar cisho ah oo uu ku tegay  Ireland.
Mr Adams ayaa ka mid ahaa tiro siyaasiyiin ah oo ku qaabilayay  amiirka qaybta soo dhaweynta ee jaamacada  National University of Ireland Galway.
Waa kulankii ugu horeeyay  ee jamhuuriyadda  Ireland ku dhexmara  hoggaanka  Sinn Féin iyo  qoyska boqortooyada.
 
Mr Adams iyo  saaxiibkiisa  Martin McGuinness waxa kale oo ay kulan gaar ah la qaateen amiir  Charles.
 

Leave a Reply