Doorashooyinka Itoobiya ee Axadda

0
463

Ku dhawaad 37 Million oo ka mid ah dadka reer Ethiopia ayaa la filayaa inay ka qayb galaan doorashada  Axada  berry ah  ka dhacaysa dalka Etrhiopia, in kasta oo dawladda haatan talada wadan kaasi haysa la filayo inay si fudud ugu guulaystaan doorashadan markii shanaad. Hadana xisbiyada mucaarad ka ah ayaa ku jira Ololahooda.
Sida ay ku  waramayso wariye  ku  sugan Addis Ababa Marthe van der Wolf, ilaa 58 xisbi siyaasadeed ayaa ku loolamaya Doorashada qaran ka ee dalka Ethiopia ka dhacaysa maalinta Axada 24 May.

Leave a Reply