Huteel Electronics dalabka ku Samaynayaan

0
620

Huteel ku yaalla dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Nuremberg ayaa soo jiitay macmiil badan. Huteelkan ayaa macmiishu si toosa ah madbakha uga dalabanayaan wixii ay iyagu rabaan, isagoo iska fadhiya miiskiisa. Dalabka waxa qaadaya qalabka electronis ah ee ku rakiban miiska, iyadoo isla markiiba uu u keenayo.  Miisk kasta waxa ku xidhan qalab electronis oo toos madbakha ugu rakiban.  Qalabkaasi ayaa u kala adeegaya macmiisha iyo shaqaalaha madabakha, kaasi oo meesha ka saaray shaqaalihii mudabalayada ahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here