Dhakhaatiirta Japan iyo Siday u Daweeyaan Dhalmo la’aanta

0
418

Dhakhaatiirta Japan ayaa dumurkooda kula taliyay inay  isticmaalaan cunto dheelitiran oo laga heli dhamaan nafaqada ay u baahan tahay hooyadu.
Arintan ayaa ka dib markii ay ogaadeen dhakhaatiirtu in dumarka ay ku yar tahay Vitamin D iyo Fats uu jidhkeedu u baahan yahay ay noqdaan kuwo aan dhalin caruur oo madhalays ah.
Kooxdan cilmi baadhayasha ah oo ka socday jaamacadda Jontando ee dalkaasi Japan ayaa baadhis ku sameeyay 100 dumar oo ka cabanaya dhalmo la’aan, waxayna ogaadeen in heerka Vitamin  D iyo Fatskoodu uu yahay mid aad u hooseeya oo aanay u saamaxayn inay uur qaado. Waxaana aya habalaha dhalinyarada ee miisaankoodu hooseeyo kula taliyeen inay  isticmaalan raashin dheelitiran iyo inay fallaadhaha cadceedda helaan.

Leave a Reply