Japan: Huteel Sameeya Raashin Hilibka Riyaha

0
618

Makhaayadaha kala duwan ayuu ka dhexeeya  tartan ah inay sameeyaan cuntooyin cajiib ah si ay usoo jiitaan macmiil kala duwan, isla markaana ay caan u noqdaan, laakiin huteelkan ayaa dhaafay xadkii soo jiidashada macmiilka, waxaana uu sameeyay cunto qariib ku noqotay macmiil badan.
Dadka badan ayaa markii ay maqleen xayaysiiska cuntad cusub ee Raha ah u daawasho tegay sidii ay u arkii lahaayeen marka haraga laga saarayo Raha iyo marka la dubayoba isagoo nool.
Raha ayaa dalabka ka hor isagoo nool makhaaydu ay haysaa waxaana haraga ay  ka saaran isagoo nool ka dibna way  shiilaan.
Macmiilka ayaa dalbada wadanha Raha, beerka waxayna sheegeen inuu beerku yahay kan ugu macanaa hilibka Raha.

Leave a Reply