China: Tuulo Ku Jirta Noloshii Bilowga

0
382

Tuulada Toyoa waxay ku taalla deegaanada sare ee banaanka ah ee dalka Shiinaha oo u dhaw harada Puma Amku. Waxaana ay noqotay figta dunida ugu saraysa iyadoo biyaha badda ka saraysa 5070 mitir. Lagama heli karo Ogsijiin ka badan 50%. Tuuladan lagam helo laydh, Macalin iyo qof muhiim ah midna.  Nolosha dadka tuuladani waa heerkii bilowga aha waxayna ku tiirsan tahay xoolo dhaqasho, dhogorta iyo hargaha iwm.

Leave a Reply