“Gaadhiga Cad Ee Taayirada Madaw Waa Xaqiraad” Mugabi

0
378

Madaxweynaha Zimbabwi ayaa erayadan ku celceliya khudabadihiisa:
Ma tegayso Cunsuriyadu ilaa ay dawladaha Yurub joojiyaan soo saaridda Gawaadhida cadcad ee taayirada madow. Ma jooganayso midab kala sooco ilaa ay dawladahaasi joojiyaan liiska ay ku qoraan denbiilayaasha ee ay u bixiyeen liiska madaw. Xumaan oo dhan madaw ayay u nisbeeyaan. Isma taagayso ilaa la joojiyo in midabka cad nabad lagu sheego kan madowna dagaal. Si kasta oo ay tahay waan ku faanaya midabkayga madow.

Leave a Reply