Heshiiska Waxay Ku Muujiyaan Digada Xoolaha

0
354

Qabaa’ilka dunida mid kasta waxay leedahay caado iyo dhaqano u gaar oo laga yaabo inay dad kale ula muuqato arin aan dhiciba Karin. Qabaa’ilka Afrika ayaa iyagu caan ku ah dhaqanadaasi.  Qabaa’ilka ku nool dalka Ethiopia ee dadka Dasanim ayaa iyagu is marmariya iskuna dhooba digada xoolaha marka ay ka  heshiiyaan dagaalo iyo khilaafyo dhex maray.

Leave a Reply