Caadada Cajiibka Ah Ee Kaluumaystada Maali

0
366

Dalka Maali sanad kasta hal mar ayay kumnaan Kulamuuysto ahi isugu yimaada Haro biyood ay aaminsan yihiin inay barakaystan tahay. Haradan ayay  wakhtigaasi soo xaadiraan kaluumaystadu iyagoo sita shebegooda seledda ah. Waxayna hal mar wada galaan biyaha harada markii siidhiga bilowga loogu dhufto. Qofka kastaa shebegaasi ayuu ku ridaa biyaha si uu kaluun uga helo maalintaasi ay u aamisan yihiin inay barakaystan tahay.

Leave a Reply