Dad ku Nool Hogag Hoose

0
368

Koonfurta Austerliya waxa ku taalla magaalo yar oo ay degan yihiin 3 kun oo qof laguna magacaabo Copra Peide.ย  Magaaladan ayaa dhamaan guryaheedu ay yiihiin godad hoose , iyadoo heerkulka magaaladani uu gaadho 51 C. Dadkan deegaanka ayaa kulaylka awgeeda u degay dhulka hooseย  iyagoo ka dhisay 1500 guri godadkaasi hoose.

Leave a Reply