Dooxada Caruusadaha Ee Japan

0
398

Nogoro waa tuulo ku taal dooxada Shikokou ee dalka Japan waana tuulo yaab leh. Tuuladan waxa isugu yimaada dad badan oo ka soo cararay guryahooda iyagoo halkaasi ku nolaada. Dadka tuulada degan dhamaantood waxay  xidhaan qalabka caruusadaha caruurtu ku ciyaarto. Waxaana ay caan ku tahay magaca dooxadii caruusadaha.
 

Leave a Reply