Tuulo Guryaha Dushooda Yihiin Suuqyadu

0
389

Dalka Iran Tuulo ku taalla gobolka Jablan dadka ku noolna tiradooda lagu qiyaasay 6 kun oo qof, oo ka kooban 1480 qoys ayaa noqotay tuuloo ka dabeecad duwan dalka intiis kale.
Tuuladan ayaa ah mid qurux badan waxaana suuqyada wax lagu kala iibsadaa ay yihiin oo keliya guryaha dushooda. Tuuladan lama ogola in wax kala iibsigu ka dhaco meel aan ahayn fooqyada iyo gurayaha xagooda sare iyadoo sidaasi ay u yeeleen si ay u ilaaliyaan nadaafadda badeecadaha lakala  iibsanayo iyo tan magaaladaba si ay sheegeen dadka magaalada degan iyo maamulkoodu.

Leave a Reply