Guriga Poing 727 ayuu Farsamo yaqaan Maraykan ahi oo lagu magacaabo Orgen ka dhisay gobolka Portland ee dalka Marayknak. Ingneerka ayaa hirgeliyay fikradda dhismaha guriga sanadkii 1999. Waa guri dhamaystiran oo gudihiisa markaad gasho la mid ah guryaha caadiga ah oo waxkasta leh, xataa madabakh cuntada lagu karsnayo laakiin dusha waxaad u malaynyasaa inuu yahay Dayuuradda Poing 727.
Gurigan kale waxa la dhisay sanadkii 1946 waxaana laga hirgeliya jasiiradda Jagnews ee dalka Hindiya. Waxaana uu ka fadhiyaa dhul dhan 16 kun mitir. Wakhtigan xaadirka ahna wuxu noqday Huteel caan oo loo dalkxiis tago. Urigan ayaa ku dhex yaalla biyah dhexdooda iyadoo doonyo loo raaco marka la tegayo.