Amaanka Awgeed, Waxay Gaadheen Nolol

0
510

Imaaradda Liechtenstein oo ku dhacda buuraha Alip ee bariga Switzerland ayaa ah dalka afraad ee ugu yar Yurub. Masuuliyiinta Liechtenstein ayay yaab ku noqotay sida ay denbiyadu hoos ugu dhaceen dalkaasi.
Warar ka soo baxay xukuumadda ayaa sheegay in dadka muwaadiniintu aanay xidhin albabadooda taasi oo muujisay  amaanka buuxa ee ay dadkaasi haystaan.
Masuuliyiinta ayaa sheegay in denbigii ugu dambeeyay uu halkaasi ka dhacay 10 sano ka hor. Liechtenstein ayaa noqotay dalka labaad ee dunida shaqo la’aantu ugu yar tahay waan 1%. Waxa kale oo xusid mudan inay noqtay dalka labaad ee dunida ugu sareeyay sinaanta dakhliga bulshada. Waxa kale oo ay noqotay dalka ugu hooseeya ee dayn lagu leeyah kaasi oo ah 1%. Tirada dadka ku nool ayaa ah 36 kun qof. Dadka degan 87% waxay haystaan diinta Kiristaan , dadka muslmiinta ah lagu qiyaasay 5% , inta kale waxay noqdeen kuwo aan dayn haysan iyo kuwa aanay cadayn diinta ay haystaan.

Leave a Reply