Taallada Ugu Yaabka Badan Dunida

0
380

Badhtamaha magaalada Bern ee dalka Switzerland waxa ka dhisan taallada ugu cajiibsan dunida taasi oo la sheegay in la dhisay sanadkii 1546 M. Taalladan ayaa si farshaxan leh loogu sameeyay nin afkiisa ku sii wada ilmo yar oo cunaya, isagoo gacanta kalena ku haysta kiish ay ku jiraan caruur  yaryar oo badan oo argagaxsan.
Waxase yaab ah in aanay weli culimada Switzerland awood u helin inay si cad u gartaan qisada ay taagan tahay taalladan qadiimiga ah ee muuqaalka foosha xun ka muuqdo.
Waxaana la is weydiinaya maxaa sawirka noocan loogu sameeyay taallada? Welina jawaab looma hayo.

Leave a Reply