Wuxuu Dhintay Isaga oo Habaaraya Kuwii Sameeyay Dayax Gacmeedka

0
358

Faladaner Mikhashof ayaa noqday cirbixiyihii ugu horeeyay ee dhinta isla mrkii uu dhulka ku soo noqday. Cirbixiyahan ayaa ku soo guulaystay hawlgalkii hawada sare ee loo diray , laakiin nasiib daro markii uu dhulka ku soo noqday ayuu dhex dhintay dayax gacmeedka, waxaana uu maydkiisu noqday mid gubtay. Cir bixiyeenkan ayaa dhashay bishii March 6, sanadkii 1927.   Waxaana uu dhintay sanadkii 1967 bishii April 24..
Waxaana la sheegay inuu dhintay isagoo habaaraya oo dhaleecaynaya kuwii sameeyay dayax gacmeedka iyo hay’adaha hawada sare ku shaqada leh.

Leave a Reply