Huteel Ku Yaalla Geedaha Dushooda

0
347

Huteelkan ayaa kuย  fadhiya 10 Mitr oo ballaadh ah iyo 12 mitir oo dherer ah , waxaana uu dhulka ka sareeyaa 10 mitir.
Waa huteel ku yaalla waqooyiga Newsealand , waxaana uu leeyahay jirid laga koro oo ah hal mitir ah, taasi oo u samaysan sida salaanka. Qiyaasta dadka fadhiisanaya ayaan ka badan Karin 30 qof. Si loo ilaaliyo in aanu geedkuย  jebin.
 

Leave a Reply