Maydka Ma Aasayaan Waayo Naxashkii Ayaa Qaaliya!

0
339

Wershadaha yaryar ee  ka ganacsada samaynta sanaadiiqda maydka ee dalka Vensulla ayaa sheegay inay busaarad xumi la soo dersitay , ka dib markii iibka naxashyadaasi ay hoos u dheceen 30%.
Farsamayaqaanadan ayaa sheegay in sababtu tahay markii ay yaraadeen alaabadii laga samaynayay naxashyadaasi taasi ay sababtay inay kor u kecaan qiimaha sanduuqad maydka lagu rido taasi oo keentay in dadku maydkii iska haystaan oo ay dib u dhigaan ila inta ay hoos u dhacayaan qiimaha sanaadiiqda. Maamulihii hore ee jimciyadda aaska dadka dhinta ee Vensulla ayaa sheegay inay tani ay timi la dib markii la waayay birta macdanta ah ee laga smeeyo naxashaydaasi dadka lagu aaso taasi oo ay dawladu keenisteeda ku shaqo leehay.
Pedro Navarro ayaa intaasi ku daray in wakhtigan wershadaha qaarkood curiyeen inay iyagu sameeyan looxan adag  mar hadii ay kala go’antahay macadantii dawaladuu kafaalo qaaday inay keento ee laga samayn jiray sanduuqdaai. Waxaan uu sheegay in wakhtigan dad badani ay ku haystaan taaladajadaha maydadkooda.
 

Leave a Reply