Suuqyada Ganacsi Ee Ku Yaal Webiyada Dhexdooda

0
345

Dalalka Thailand, Vitanma iyo China waxa leeyihiin suuqyo kala duwan oo lagu soo bandhigo badeecooyin kala duwan.
Dhulka webiyada ah ee ay beertaan dadka beeralyda ayaa badeecadhooda ku soo qaada huudhiyaal yar yar, iyagoo qaarkood ka soo qaada meelo aad u durugsan iyagoo beerahooda ka fog suuqyda dadku wax ku kala iibsaadan. Dadka ayaa isa soo taaga hareeraha webiga oo sidaasi kaga iibsada hadba wixii ay doonayaan.  Waan suuq ku dhex yaalla webiga dhexdiisa

Leave a Reply