Guriga Seladda Ah Ee Shirkadda Longpeir

0
561

Shirkada Maraykanka ah ee caanka ku ah samaynta seladaha ee Longpeir ayaa xarunteeda rasmiga ah ee dalkaasi Maraykanka ka dhistay guri la muuqaal ah qaabka seledaha ay soo saarto.  Dhismahan ayaa ka kooban toddoba dabaq  waxaanu ku fadhiyaa  dhul dhan 180 mitir2.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here