Mas Ka Baxsaday Xaruntii Lagu Hayay

0
594

Nin leh xero dalxiis oo ay uu ku hayo masaska ayaa sheegay inuu ka baxsaday mas nooca suntan khatarta ah leh. Ninkan ayaa booliisk u gudbiyay sawirka iyo nooca maskan oo ah nooca Pantion oo halis ah. Gabadh lagu magacaabo Sara Preik ayaa sheegtay inay iyadu dariiqa ku aragtay  iyadoo gaadhigeeda wadata kaasi oo ay sheegtay inuu dheerekiisu ahaa10 m. Waxayna intaasi ku dartay inuu markiiba isku qariyay dooga meesha ka dhowaa. Dadka deegaanka Kient ayaa loogu baahiyay sawirka maskan iyo ogaysiiskaba internetka.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here