Nin Hooyadii Ku Aasay Gudaha Gaadhi Qaali Ah

0
391

Malqabeen u dhashay Nayjeeriya ayaa hooyadii oo dhimatay ku dhex aasay gaadhiga qaaliga ah ee Haamar, halkii uu kaga aasi laha naxashka sanduuqa qoriga ka samaysan.  Malqabeenkan oo lagu magacabo  Arond  ayaa maydka hooyadii gaadhiga dhex dhigay isagoo sheegay in lacagta uu ka jecel yahay hooyadii oo aanay macno u samaynayn qiimaha gaadhigan xabaasha lagu riday.
Waxa kale oo uu gaadhiga dhexdiisa uu ku daadiyay lacag dhan 10 kun doller, oo ku sheegay inuu u muujinayo dadka in hooyadii ay uga qiimo badan tahay lacagtiisa.
Soures Amaze sing stories.

Leave a Reply