Mahrajaanka Dibiga Spain

0
454

Dalka Spein waxa ka dhaca maharajaano kala duwan oo xidhiidh la leh Lo’da.  Waxaana ka mid ah kan Sac lagu eryo biyaha badda dhexdooda oo ah kuwo loogu xiiso badan yahay.
Maharjaanka ayay ka soo qayb galaan dadka Spein badankooda.  Waxaana uu ka mid yahay kuwa ay aad u xiiseeyaan. Maharjaanka ayaa ciqaab ku ah Dibiga oo biyah badda marka uu galo mararka qaarkood dabaalan kari waaya kuna hafta.
 

Leave a Reply