Ruushka: Magaalada Dhimashada

0
459

Magaalada fog ee ku taalla dalka Ruushka ee Darhafis ayaa ahayd meel lagu isticmalo maado dhimasho keenta. Waxaana loo aqoonsana dadka cuna geesiyaal kuwasi oo markii ay dhintaana si jamaaci ah loo aasi jiray.
Magaaladan aya loo bixiyay magaalada dhimashada. Waa magaaloo ku talla goob dhib badan oo muddo 3 saacadood ah ku sii dhex jirayso cimilo aad u adag oo qabow.
Magaaladan aya maanta dalxiisayaashu aad u tagaan si ay usoo daawadaan qabuuraha dadkii sida jamaciga ah u dhiman jiray kuwaasi oo geesiyal loo yaqaanay.
Qabuuraha magaalada ku yalla ayaan cadayn sida ay dadkaasi u dhinteen waxaana jira in la aaminsan yiahay inay ahayd xabaalihii dadkii denbiilayaasha aha ee la dilay, halka qaar kalena ay leeyihiin mayee waxay ahayeen dadkii cilimiga iyo aqoonta soo bandhigi jiray oo wakhtigaasi ay kiniisaddu ka soo horjeeda oo la dili jiray. Kooxo kale ayaa iyana sheegaya in wakhtigaasi qofka Ruushka ee qaraabadiisu dhimato ee waaya cid la aasta uu geyn jiray magaaladaasi oo isagun uu iska joogi jiray ila inta u dhimanayo, sidasi ay ku samaysmeen xabaaluhu.

Leave a Reply