Muslimiinta dalka Ugandha ayaa soomayay 12 saacadood muddo dheer, taasina waxa sabab u ah is leekaansha maalinta iyo habeenka iyagoo ku dhaca dhul badhaha. Wakhtiga uu soo dhowaado afurku ayaa caruurta muslmiinta ayaa isu timaadda oo erayo ku dhowaaqaan ku wareegaan guryaha.
Guri kasta waxa ka sooo raaca waalidiinta, iyagoo marka danbe ku wada afura guri ay ka doortaan. Gurigaasi ayay ku afuraan iyadoo afurkuna yahay Shuuro, moos iwm.