Isagoon Gacmo Lahayn Ayuu 7 Kalluun La Soo Baxa

0
292

Clay Dyer oo da’diisu tahay 36 sano aya muujiyay in kartida iyo wax soo saarka qofku ay ku xidhan tahay  fikirka maskaxdiisa iyo niyadiisa waxqabad. Ninkan oo aan gacmo lahayn ayaa tartan loo qabtay kaluumaystada iyo wax soo saarkooda ku guulaystay ka dib markii uu soo saaray 7 kun oo midh.
Ninkani malah labada gacmood oo sidaasi ayuu ku dhashay, iyo weliba labada cagood, isagoo kaluunkii ugu horeeyay la soo baxay isagoo sideed jir ah. Waxana ay arrinatni cadaysay in caqligu yahay kan qofka ku haga horumarka xubanaha jidhkuna yihiin kaaliyayaal iyo in hawl fudaydinta shaqada.

Leave a Reply