Maroodiga Oo Loo Adeegsaday Beer Qodida

0
360

Dalka Ingiriiska wakhtigii dagaalkii labaad waxay goobaha dagaalka u dirtay dhamaan Fardihii iyo xayawaanada kale ee ay u adeegsan jirtay qodida beeraha, sidaas darteedna waxa loo isticmaalay qodida beeraha maroodiga. Laakiin weli dunida waxa jira dad Maroodiga u adeegsada qodida beeraha oo ku nool dalka Hindiya.

Leave a Reply