Dubai: Dadka Dawarsada Ma Hayso Baahiyi 99%

0
307

Dalka Imaaraadka ayay ku bateen dadka dawarsadaa, laakiin waxay booliisku sheegeen inay dadkaasi markii baadhis lagu sameeyay la ogaaday in 99% aanay ahayn dad baahan iyagoo been ka sheegaya heerka noloshooda. Booliiska ayaa codsaday in lala socodsiiiyo dadka dawarsanaya si ay ula socdaan xaaladahooda nololeed.

Leave a Reply