Guriga Qarsoon Ee Scotland

0
317

Dalka Scotland waxa ku yaalla guri la dhisay sanadkii 1860 ,waxaana uu dhow yahay buurta ku taalla webiga Clyde kaasi oo waqooyi ka xiga Milton. Waa guri aad u qurux badan cidina ma degena. Waxaana la sheegay in sanad kasta tiro dad ah oo aad u badani isku deldelaan. Waxaana la sheegay in aan la fahmin sababta ay dadka leh isa sii dhaxlayay ay u degi waayeen, inkast oo la sheego inay degan yihiin Jiman taasina ay tahay sababta aan loo degi Karin.
 

Leave a Reply