Hindiya: Da’ Kasta Waa Lagu Noqon Karaa Waalid

0
297

Nin beerlay ah oo ku nool waqooyi Hindiya ayaa noqday ninka ugu da’ada weyn dalkaasi ee waalid noqda. Ninkan oo da’diisu tahay 96 jir ah ayaa aabo ku noqday da’daasi. Ninkan ayaa la sheegay inuu jebiyay qiyaastii da’da caadiga ah ee dalkaasi u diiwaan gashanayd. Wargeysyada dalkaasi ka soo baxa ayaa sheegay in ninkan oo lagu magacaaabo Rajif uu yahay nin dhisan oo awoodiisa iyo xoogiisu uu caadi yahay isagoo markii uu dhalinyarada ahaa ciyaari jiray musaaracada.
Wargeyska Times India oo warbixintan lagu daabacay ayaa sheegay in ninkan uu  dhowr sano ka horna u dhashay ilmihiisa koowaad.

Leave a Reply