Dadka Caalamka 2.4 Ka mid ah Ayaa Ka Cabanaya Suuska Ilkaha Waxyeela

0
338

Daraasad ay soo saareen khubaro ka tirsan jaamacaddo ka tirsan kuwa dalkaasi Maraykanka ayaa lagu sheegay in dadka caalamka tiro kamid ah oo gaadhaysa 2.4 billion qof ay dhibaato ka haysato dhinaca ilkaha ,gaar ahaana iyaga oo ka cabanaaya Suuska ilkaha ku dhaca.
Khubaradan ayaa sheegay in uu xanuunkan sababay Infection (Infekshan) ku dhasha dusha sare ee ilkahaasi,kaas oo dhaawaca ilkaha,isaga oo adeegsanaaya Acids farabadan oo uu kusii daayo dusha sare ee ilkaha,iyada oo ay adag tahay in la daweeyo ka hor intaanu fidin,haddii uu fidona uu keenaayo bur bur ilkaha ku yimaada,kaas oo qofka dhib badan oo xanuun ah u keena kuna fidi kara jidhka.
Khubarada ayaa ku talisay in la iska cadayo cuntooyinka macaan marka la cuno,sidoo kalena mar walba oo wax la cuno laga cadaydo,lana sameeyo wax walba oo lagaga hortegi karo.
Khubaradan ayaa natiijada

Leave a Reply