Nin u dhashay dalka China oo lagu magacaabo Wang Shui , da’diisuna tahay 24 sano ayaa mushaharkiisa sanad dhan ku bixiyay in lagu qurxiyo gaadiidka arooskiisa iyagoo ubax cas lagu sharaxayo. Arintan ayaa timi markii mushaharkiisu uu noqday tirada 99,999. Tiradan ay ku jirto 9 ayay dadka Shiinuhu aad u jecel yihiin kuna tirayaan faal wanaagsan.