Maxaad Ka Taqaan 10 Hablood Ee Ugu Quruxda Badan Hablah AY Madaxweyneyaasha Afrika Dhaleen?

0
474

6: Brenda Biya:inantan waxa dhalay madaxweynaha dalkaasi Paul Biya,waana madaxweynaha Jamhuuriyadda Cameroon,waxa sidoo kale hooyadeed la yidhaahdaa Chantal Biya,waana inan farxaanad ah ,inkasta oo aan qoraalkan lagu sheegin waxbarashada heerkay ka gaadhey,haddana waa gabadh ku nool magaalada Yaounde ee dalkaasi Cameroon/
7: Isabel dos Santos :inantan waxa dhalay madaxweynaha dalkaasi Angola,waana gabadha ugu qanisan qaarada Afrika,waana gabadh uu aad u jecel yahay madaxweynaha dalkaasi Angola Jose Eduardo Dos Santos.
Gabadhan ayaa haysata lacag dhan $3.7 billion oo lacagta Maraykanka ah,waana gabadha kowaad ee qaaradan Afrika ugu qanisan,sidoo kalena waa gabadha ugu maalqabeensan dumarka madowga ah ee caalamka.
8: Zahra Buhari :inantan waxa dhalay madaxweynaha dalka Nigeria Mohamadu Buhari,manuu raacin wargeyskii qoraalkan sameeyey wax faah faahina oo intaas dheer.
9: Thuthukile Zuma :gabadhani waa gabadha ugu yar caruurta uu dhalay madaxweynaha dalkaasi Koonfur Afrika Jacob Zuma,iyaga oo ka kooban afar hablood,waana madaxa shaqaalaha ee dhinaca isgaadhsiinta wadankaasi .
Waxaanay haysataa shahaado Degree ah ,taas oo ka qaadatay maadada loo yaqaano Anthropology oo laga qaatay Witwatersrand jaamacadda lagu magcaabo oo ku taala Koonfur Afrika.
10: Bona Mugabete:inantan waxa dhalay madaxweynaha dalkaasi Zimbabwe Robert Mugabe,waana gabadha curad ee madaxweynahaasi dhalay,waxa kale oo weheliya laba wiil.
Gabadhan ayaa haysata shahaado Degree ah,taas oo ka qaadatay Accounting and Finance cilmiga la yidhaahdo,iyada oo ka dhigatay jaamacadda Hong Kong University,iyada oo sidoo kale Postgraduate ka qaadatay maxadka  Singapore Institute of Management,waxaanay ku diyaarisay cilmiga Baananka.
Dhamaad.
 

Leave a Reply