Denbi Aanu Gelin Ayuu U Xidhnaa 34 Sano

0
317

Wasrgeyska Newyork Times ayaa daabacay in maamulka Maraykanku ay sii daayeen maxbuus lagu magacaabo Luis Fogal oo 63 jir ah, ka dib markii 34 sanadood xidhnaa. Ninkan ayaa loo haystay inuu ku dilay gabadh 15 jir ahayd gobolka Pensolvania sanadkii 1981. Baadhitaano  NDA oo la qaaday ayaa cadeeyay in ninkani aanu wax xidhiidh ah la lahayn dilka gabadhaasi.

Leave a Reply