Dalka Japan ayaa lagu sameeyay dhar qaboojiye leh, si heerkulka sare ee hawada uga caawiyo qofka xidhan. Dharkan aya lagu sameeyay marawaxad u gaar ah oo aan qofka xidhan waxba yeelayn. Waxaana qofku xidhnaan karaa dharkan muddo 11 saacadood oo ay ka kaalmaynayaan heer kulka hawada ee aad sareeya.