Buurta Dheer Ee Qasriga Botala Tibit!

0
421

Qasriga Botala wuxu ku yaalla magaalada Lasa ee caasimadda Tibit ee qadiimka ah. Qasrigan ayaa ah xarunta uu degan yahay hogaamiyaha ugu sareeya diinta Buudiga Dalal Lama. Waxaana xaruntani ay ku taalla goobta dunida ugu dheer. Qasrigan ayaa la dhisay qanigii 17 aad, waxaana uu ka kooban laba qaybood oo kala ah qayb cad iyo mid cas. Wakhtigan waa meelaha ugu muhiimsan ee dalxiiska lagu tago ee ku yaalla magalaada Tibit ee China.

Leave a Reply