Gabadh 61 Jir Oo Guursatay Wiil 8 Jir Ah!

0
468

Mid ka mid ah guurka dunida ugu yaabka badan ayaa ka dhacay dalka South Africa. Guurkani wuxu dhex maray wiil yar oo 8 sano jiray iyo gabadh 61 sano jirtay. Gabadhan ayaa iyadu hore guur usoo martay iyadoo dhashay 5 caruur .
Gabadhan oo la weydiiyay sababta ay  guursatay wiilka yar ayaa tidhi “ Aniga wiilka yar ayaydii ayaa iga codsatay inaan guursado inta aanay iyadu dhiman madaama ay da’ tahay” Waxaana ay intaasi ku dartay in wiilka yar aanu guurkani ahayn kii ugu danbeeyay ee uu guursan doono gabadh kale oo da’diisa ah,  marka uu weynaado. Xafladda arooska ayay baxday kharash dhan 656 Diinaar

Leave a Reply