Jasiiradda Jimanka ee Laga Guuray

0
381

Jasiiradda ku talla dalka Japan ee Hashima ayaa ah mid laga guuray oo la cidleeyay wakhtigan. Jasiiradan ayaa ka mid ah 505  Jasiiradood oo ku yalla gobolka Nagasaki ee dalka Japan. Jasiiradan ayaa lagu magacaaba Battleship Island ( Jasiiradda Maraakiibta Dagaalka), iyadoo Maraakiibta dagaalka ay u ahayd xarun.  Jasiiradan ayaa 15 km u jirta badhtamaha Nagasaki. Waxayna caan ku ahayd macdanta ka dib dagaalkii.  Sanadkii 1974  waxay ahayd xarunta macdanta. Waxase ilaa hadda yaab noqotay Jasiiradan oo aan  wakhtigan qofna ku noolayn oo cidla ah. Arintaasi ayaa lagu macneeyay iyagoo dadku aaminsan inay tahay goob jiman degan yihiin.

Leave a Reply