Arday Soo Saarta Kabo Laydhka Lagu Jaajar Garaynaayo

0
494

Ardayda jaamacadda Natural Resource Institute oo lagu barto waxyaalaha dabiiciga ah iyo samaynta qalabka kala duwan ee Technology-ga ayaa soo saaray kabo cusub oo nooca loogu talo galay in guriga lagu joogo ah,kuwaas oo ku shaqaynaaya Charge lagu jaaj garayn doono laydhka.
maxadkan oo ku yaala magaalada Tomsk Nala oo kamida wadankaasi,kabahan ayaa xaga hoose ku leh buush loogu talo galay inuu nuugo biyaha,kaas oo aan gaadhsiinayn kabaha intooda kale.
ardaydan ayaa sheegay in kabahani ay sahlayaan in loo adeegsado hab ka fudud waxyaalaha guryaha lagu masaxo iyo sidoo kalena kabaha kale ee noocooda u samaysan ee Buushka ah,kuwaas oo inta badan dhaawacyo kasoo gaadhana marka lagu maraayo meelaha biyuhu ku daataan,laguna siibto.
kabahan ay ardayda maxadka Natural Institute Resource culayskoodu gaadhayaa 5kg oo keliyaata.
 
 

Leave a Reply