Clark oo uu dhalatay dalka Ingriiska ayaa samaysay xarun ay sheegtay inay isugu guurinayso xayawaanka. Clark ayaa la sheegay inay hawashaasi waday kuna fikiri jirtay tan iyo yaraanteedii taasi oo xayawaanada ay leedahay sidaasi ku samayn jirtay.
Xaruntan ayay usoo bandhigtay bulshada iyadoo qofka doonaya in Eygiis iyo Eyadiis isu guurayo loona sameeyo xafladda arooska uu bixin doono lacag dhan 882 Giniga Ingriiska ah. Arooska ayaa lagu qabanay guri ay ugu talo gashay iyadoo marka danbe beerta guriga laga ciyaari doono si loogu dabaal dego arooskaasi. Waxaan la sheegay in markiiba ay ka soo jawabeen dad badan ogaysiiskaasi , wakhtigan xafiisku wuxu u sheqeeya si caadi ah.