Maxkamad Ey Dacwad Ku Qaadaysa!

0
309

Diplomasi Maraykan ah oo socod jimcsi ah ku marayay dariiqa isagoo Eygiisa wata ayaa mar keliya ku war helay Eygiisa oo Ey kale oo jaarku leeyahay uu soo gaaday isla markaana qaniinay. Wax yar ka dibna waxa  goobta yimi Booliiska waxaana xabsiga la dhigay Eygaasi, Diplomaasiga ayaa jaarka ku eedeeyay inay ka gaabiyeen ilaalinta Eygooda, taasi oo keentay in Eyga xabsiga la dhigo isla markaana loo diyaariyo in maxkamad lagu saaro denbiga loo haysto ee ah inuu si u kas oo gardaro ah u qaniinay Eyga Diplomaasiga  Maraykanka ah.

Leave a Reply