China Qofka Madax Laga Dhigo Waxa La Soo Tusaa Jeelasha!

0
320

Dalka Shiinaha marka qof  loo magacaabo xil sare oo dawlada ah waxa loo qaada safar ah in la soo daawadsiiyo xabsiyada dalkaasi. Xabsiyadaasi oo ah  kuwa ay ku xidhan yihiin madaxdii ka horaysay ee ku kacday musuq, khiyaamo qaran iyo xumaano kale.  Waxaana ay arinkaasi uga jeedaan si uu arko halka uu ku danbayn  doono mustaqbalkiisu haddii uu kuwaasi la mid noqdo. Maxaabiista la tuso ayaa ah kuwo niyad jabsan oo nolosha  ka quustay ayna ka muuqato murugo wixii ay ku kaceen.

Leave a Reply